FURSAD CULUS OO Furan Hadda: DEEQDA WAXBARASHO EE LESTER B. PEARSON (CANADA 🇨🇦)
Ma doonaysaa inaad waxbarashadaada Undergraduate (Kulliyadda Koowaad/Bachelor's) si buuxda oo lacag la'aan ah uga barato jaamacadda adduunka ugu caansan ee University of Toronto?
Deeqda Lester B. Pearson International Scholarship waa mid ka mid ah fursadaha ugu sareeya ee Canada, waxaana la doonayaa arday dhab ahaan u muujiyay hoggaan, firfircooni, iyo aqoon satey.
💰 Fully Funded , monthly Stripen
More details→