Every listing links to a full details page — with eligibility, what's included, a YouTube tutorial, and two ways to apply.
Chulabhorn Graduate Institute (CGI) waxay bixineysaa Fully Funded Master’s Scholarship oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah. Barnaamijyada waxaa ka mid ah Environmental Health, Environmental Toxicology, iyo Chemical Sciences.
Haddii aad xiisaynayso kaabayaasha dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga gaarka loo leeyahay, cimilada, maaliyadda, caafimaadka ama tiknoolajiyadda, Young Professionals Program wuxuu ku siin karaa fursad gaar ah oo aad uga qayb qaadato xalal horumarineed oo nolosha dadka adduunka wax ka beddelaya.
Fursad gaar ah oo loogu talagalay haweenka caalamka! 👩🎓
Maxay deeqdu daboolaysaa? 🎓 Kharashka waxbarashada oo dhan ✈️ Tigidh diyaaradeed oo tagis iyo soo-noqosho ah 💶 €380 bishii — kharashka nolosha 💶 €200 — lacagta imaanshaha 📚 €650 — agabka waxbarashada 🔬 €1,500 — cilmi-baarista 🏥 Caymis caafimaad 🛂 Kharashka fiisaha/gelitaanka, haddii loo baahdo
Documents ka lagga rabo👇* Passport certificate Academic transcript Medium of instruction letter (MOI) CV Motivation letter Achievement certificates (sida seminar, internships, online, etc..)
DAAD EPOS Scholarship* ✔️For masters only✅ ✔️ Deadline: vary by course (often aug-oct next year) *Key Benefits Provided/ faii'dada aad heli dontid* Lacag bile ah Aya heli donta ✅ Tuition Fees✅ Insurance✅ Travel Allowance: Round-trip airfare from your home country to Germany.✅ Language Training(if applicable)✅
197 slots (Diploma, Bachelor, Master's and PhD) scholarships across 28 partner universities in 6 EAC countries. Waxaa uu scholarship-kaan ka koban yahay *197 kursi ama boos,* oo ay bixinayaa 6 wadan oo EAC ah oo kala ah *Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, south Sudan iyo Burundi* *197 kursi iyo sida lookala qatay👇* Dibloma (1 boos) Bachelor degree ( 95 boos) Master degree (90 boos) PhD (11 boos)
Jaamacadaha ka qaybgalaya 2026–2027 waxaa ka mid ah: University of Groningen, Utrecht University, University of Twente, Maastricht University, VU Amsterdam, Wageningen University & Research, Radboud University iyo kuwo kale.
Degrees Available 1. Undergraduate Programme (GKS-U) Degree offered: * Associate Degree * Bachelor’s Degree Study areas include: * Engineering * Computer Science * Artificial Intelligence * Business * Economics * Natural Sciences * Social Sciences * Arts and Humanities
Barnaamijka WBG Pioneers waa barnaamijka tababarka (Internship) ee ugu muhiimsan ee ay bixiso Kooxda Bangiga Adduunka (World Bank Group), kaas oo loogu talagalay ardayda dhigata heerka koowaad ee jaamacadda (Bachelor’s) iyo kuwa heerarka sare (Master’s iyo PhD).
🎓 Fursad Master in Computer Science Engineering ah oo ka jirta Turkey. Waxaan kaa caawinaynaa hubinta documents-ka, xareynta codsiga, visa process-ka iyo soo dhaweynta dalka si aad si fudud ugu bilowdo safarkaaga waxbarasho.
Chevening Scholarship waa deeq waxbarasho oo ay bixiso Dowladda UK. Waxay siisaa ardayda hoggaamiyeyaasha mustaqbalka fursad ay ku bartaan Master's muddo hal sano ah iyadoo dhammaan kharashaadka la daboolayo.
Tell us your profile and goals — we identify what you qualify for and coach you through the whole process.