
University of Milan - Scholarship
Italy
University of Milan waxay bixisaa scholarships ay taageeraan dowladda Talyaaniga iyo jaamacadda, kuwaas oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah ee doonaya inay wax ku bartaan Italy.
🎓 Heerarka waxbarashada:
* Bachelor’s
* Master’s
* PhD
📚 Luuqadda waxbarashada:
English & Italian
(Qaar kamid ah barnaamijyada waxay u baahan karaan luuqadda Talyaaniga)
đź“… Waqtiga codsiga:
Badanaa wuxuu furmaa February ilaa April 2026.
⏳ Deadlines muhiim ah:
* May 31, 2026 — Excellence Scholarship deadline
* Qaar kamid ah programs-ka kale waxay xirmaan April ilaa October 2026.
💰 Faa’iidooyinka scholarship-ka:
✔️ Tuition fee waiver
✔️ Ilaa €8,000 deeq lacageed
✔️ Taageero hoy (accommodation support)
✔️ Fursado kale oo DSU financial support ah
âś… Shuruudaha:
Bachelor’s — Shahaadada dugsiga sare + luuqad
Master’s — Bachelor degree related field
PhD — Master’s degree + research proposal
📌 Macluumaad dheeri ah:
* IELTS mararka qaar waa laga dhaafi karaa haddii waxbarashadii hore English ahayd
* Ardayda Afrikaanka ah way codsan karaan
* Scholarships-ku waa merit-based oo aad loo tartamo
* Qaar scholarships-ka kamid ah si automatic ah ayaa laguugu qiimeeyaa marka admission-ka lagu siiyo