top of page
WhatsApp_Image_2026-04-25_at_10.14.38-removebg-preview.png

Kazakhstan Government Scholarship 2026

Kazakhstan


Ma rabtaa inaad wax ku barato waddan si degdeg ah u koraya xagga waxbarashada iyo teknolojiyadda ?

Scholarship-kan Kazakhstan waa fursad ardayda caalamiga ah ee Bachelor’s, Master’s, iyo PhD.

➤ Maxaa lagu helayaa?

→ Waxbarasho bilaash ah (Full Tuition)

→ Monthly stipend (mararka qaar)

→ Jaamacado casri ah

→ Khibrad caalami ah + is-dhexgal dhaqameed

→ Fursado cilmi-baaris

➤ Yaa codsan kara?

→ Bachelor’s / Master’s / PhD arday

→ Arday diyaar u ah waxbarasho caalami ah

➤ Shuruudaha:

→ Shahaadada iyo transcript

→ Passport

→ Motivation letter

→ Recommendation letter

→ Medical certificate

→ English medium (haddii loo baahdo)

➤ Sida loo codsado:

→ Dooro jaamacad & course

→ Diyaari documents

→ Buuxi application

→ Upload garee documents

→ Sug natiijada

➤ Fiiro gaar ah: deadlines way kala duwan yihiin program kasta.

bottom of page