top of page
WhatsApp_Image_2026-04-25_at_10.14.38-removebg-preview.png

DAFI SCHOLARSHIP 2026

Germany

DAFI Scholarship – UNHCR


Waxaa bixiya UNHCR iyo dowladda Germany.


Waa maxay?


DAFI waa scholarship caalami ah oo loogu talagalay:


* Refugees

* Asylum seekers

* Qaxooti ku nool dalal marti-gelinaya


Waxay taageertaa:


* Bachelor

* TVET

* Mararka qaar Master’s


Dadka U-qalma


* Refugee rasmi ah oo UNHCR aqoonsan tahay

* Ku nool dal martigelinaya qaxooti

* Dhalinyaro leh academic results wanaagsan

* Dadka kasoo jeeda Afrika Sub-Sahara aad bay ugu badan yihiin beneficiaries-ka


 Benefits


Waxay bixisaa:


* Tuition fees

* Hoy

* Transport

* Buugaag

* Food allowance

* Mentoring

* Language support


Requirements


* Refugee card / UNHCR proof

* School certificates

* Academic transcripts

* Motivation letter

* Admission ama readiness for university


Deadline


Deadline-ku wuu kala duwan yahay waddan kasta sababtoo ah waxaa lagu maamulaa UNHCR country offices.


Hadda qaar badan oo 2026 ah way furan yihiin, gaar ahaan Sudanese refugees.


bottom of page